User:Daguuro
From Wikipedia, the free encyclopedia
Daguuro waa qabiil ka mid ah qabaa,ilada Hawiye waxayna ka mid tahay qabaa,ilka Murusade qaas ahaan Habar Mahamed. waana dagaalyanada daguuro waxayna la dagaan Abgaal iyo hilibo mahamed, 17 sano ee lasoo dhaafay waxay ahaayen dagaalyanahada murusade ay ku dhaartaan iyadoo in badan oo Murusade ka mid ah ay ku xusuustaan guulihii taariqiga ahaa ay kasoo hoyeen hab hablayasha Hiraab, Haddaba besha Daguuro waxay dagaan magaalooyinka kala ah COWSWAYNE, TOWFIIQ iyo CADARE, meelaha ay dagaana waa ka xasiilon tahay magaaloyinka kale ee dalka somaliya, waxana u dhow sedexda dagmo ee kala ah CEELBUUR, GALHAREERI iyo CEELDHEER waxaana dago malaayinkaas qabaa,ilada kale ABAKAR, AYAANSAME iyo qabaa,ilka ABGAAL,

