User:Cabdiraxmaan53

From Wikipedia, the free encyclopedia

abdirahman mohamed mohamud uu ku dhashay dalka somalia gaar ahaan mogadishu . abdirahman wuxuu wax barashadii dugsiga hoose dhexe kusoo qaatay school maxmud xarbi .ka dib wxuu ku dhameestay wax barashadii dugsiga sare school axmed gureey sabadii 2002 wuxuu halkaas kaga biiray jaamacadii al azhar uu ku bartay culuumta diiniga gaar ahaan axkaamta. waa qeeybtii koowaad tariikhdii dahabiga aheeyd ee abdirahman mohamed mohamud (barre)